(Dhegayso) Xoolo dhaqato ku ceyroobay Abaartii Sima ee 2017kii oo gar gaar dalbaday

Qoyasas ree guuraa ah oo xoolihii ay dhaqan jireen ay ka idlaysay Abaartii Sima ee ku dhufatay degaanada Puntland  sanadkii 217kii ayaa waxa ay caawinaad deg deg ah ay ka dalbadeen dowladda Puntland iyo hay,daha caalamiga ah .

Dadkan ayaa sheegay tan iyo wixii ka dambeeyay Abaartii ku dhufatay sanadkaasi in aysan helin wax gar gaar ah .

wax yaabaha ay dadkan codsadeen ayaa waxaa kamid ah:

1 Hoy ay ka galaan dhaxanta iyo wax ay huwadaan , Suuliyo , Biyo iyo baadba .

Halkan ka dhegayso.