
Magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland waxaa maanta lagu soo gaba gabeeyay shir,waynihii Haweenka Caafimaadka ee aduunka oo mudo laba maalin ah ka socday Garoowe .
Shirkan ayaa mudadii uu socday waxaa looga hadlay sidii ay haweenka Soomaaliyeed ay u heli lahaayeen Caafimaad tayo leh.
Shirkan ayaa waxa uu ahaa kiiĀ ugu horeeyay oo noociisa ah oo lagu qabto Afrika ,siiba Soomaaliya waxaana daah furay madaxweynaha Puntland Siciid C/laahi Deni.
Halkan ka dhegayso.