(Dhegayso) Maamulka degmada Goldogob iyo wasaarada arimaha gudaha ee Puntland oo ka shiray mashaariic hor umarineed oo laga hirgalinayo degmada Goldogob

Shir looga arinsanayay hor umarinta mashaariicda degmada Goldogob ee gobolka Mudug ayaa waxaa lagu qabtay degmada waxaana shirka  ka soo qayb galay maamulka degmada ,mas,uuliyiin ka socotay wasaarada arimaha gudaha iyo odayaasha dhaqanka ee degmada .

Gudoomiyaha degmada  Goldogob  Xasan Faarax Ayaxle ayaa waxa uu faah faahinaya muhiimada ay degmada u leedahay mashaariicdan.

Dhegayso.