(VIDEO) Madaxweynaha Puntland oo madaxtooyada ku qaabilay siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxman Cabdishakuur Warsame.

Faahfaahinta goor dhow suga.

<