(VIDEO) Madaxweynaha dowladda Puntland oo Garowe ku qaabilay qunsulka Itoobiya usoo magacowday Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Qunsulka Cusub ee Ethopia u fadhin doona Puntland Gen. Mabratu Waldo Aragay iyo wefti uu hogaaminayo.

Halkaan ka daawo

<