(Sawiiro) Madaxweyne Deni oo daah furay xafiiska Dhaqdhaqaaqa Caafimaadka Haweenka Aduunka

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid C/laahi Deni ayaa maanta waxa uu ka qayb galay munaasibad lagu daah furayay xafiiska Urur ay ku midaysan yihiin haweenka  Soomaaliyeed ee ka shaqeeya arimaha Caafimaadka  , kaas oo loogu magac daray Dhaqdhaqaaqa Caafimaadka Haweenka Aduunka ee  (Woman In Global Health).

Munaasibada ayaa sidookale waxaa ka qayb galay mas,uuliyiin katirsan dowladda Puntland iyo dowladda dhexe iyo bahada Caafimaadka ee Puntland.

Halkan ka daawo sawiiro.

 

Faah faainta warkan iyo qudbada madaxweynaha halkan kala soco.

 

<