(Dhegayso) Shacabka ku dhaqan gobolka Mudug oo madaxweynaha ka codsaday in uu soo dhiso gole wasiiro ah oo tayo leh

Shacabka ku dhaqan deegaanada Puntland  ayaa indhaha ku hayaan   nooca ay noqon doonoto  xukuumada cusub ee uu soo dhisi doono  madaxweynaha cusub ee dowladda Puntland Siciid C/laahi Deni  ,kadib markii uu dhawaan uu hortagay Baarlamaanka  Puntland uuna ka codsaday in mudo 14 maalmood ah loogu daro .

 

Hada maxay tahay waxa ay ka filan karaan shacabka ,madaxweyne Deni ?

Halkan ka dhegayso.

<