DEG DEG:- Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Qarax xooggan ayaa goor dhow ka dhacay agagaarka agagaarka taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho, waxaana lala eegtay bar ay ku sugnaayeen ciidamada amniga

Weerarkaan ayaa loo adeegsaday Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay.

Wararka ayaa sheegaya in gaariga uu ku qarxay kaalin shidaal ku dhegan Wasaaradda Batroolka, waxaana laga cabsi qabaa in khasaare xoogan ay ka dhalato.

Qiic iyo uuro ayaa la arkayay , iyadoo qaraxa laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.

Halkaan ka daawo

 

 

<