Baarlamaanka Puntland oo warbixin ka dhegaystay Guddiga doorashada Puntland

Guuddiga doorashada Puntland ayaa waxa ay  Baarlamaanka uga warbixiyeen howlihii u qabsoomay guddiga mudadii ay shaqada hayeen .

Xoghayaha guddiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland Liibaan Saalax Maxamud ayaa Baarlamaanka ka hor sheegay wax yaabihii uqabsoomay guddiga mudadii ay jireen iyo caqabadaihii soo maray .

 

Kulanka ayaa waxaa ka soo qaybgalay xubno katirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya kuwaas oo u riyaaqay dowladnimada gaamurtay ee Puntland ka jirta .

 

Dhegayso.

<