
Madaxweynaha dawladda Puntland mudane Siciid C/laahi Deni ayaa mudadii bisha ahayd ee uu xilka hayay waxa uu qabtay wax badan oo ay shacabka Puntland uga fadhiyeen dowladdihii kala ee soomaray Puntland .
Hadaba maxaa kamid ahaa talaabooyinkii uu madaxweynuhu qaaday kadib markii uu xilka qabtay?
Halkan ka ahriso.
1- Madaxweynaha waxa uu joojiyey lacagihii sida gaar.ahaa loola bixi jiray ee Acoonada dowaldda iyo kuwa shirkadaha gaarka ah .
2 -Madaxweynaha waxa uu joojiyey cashuur dhaafkii shirkadaha gaarka loo leeyahy lagu naasnuujin jiray.
3 – Madaxweynaha waxa uu joojiyey lacagii faalsada ahaa ee la iska daabici jiray hantida ummadana lagu dhici jiray.
4- Madaxweynaha wuxuu soo celiyey xiriirkii Puntland iyo dawladda dhexe ee Soomaaliya ,isagoo shegay in Puntland waxa kaga maqan dowladda dhexe ay gaar uraadsan doonto.
5 Madaxwenaha waxa uu kulmiyey madaxdii iyo siyaasiyiintii ummadda Soomaaliyeed meelkastoo ay joogaan ku waas oo ka soo qayb galay calemo saarkiisa .
6- Madaxweynaha waxa uu muujiyay saamaynta ay Puntland ku lahyd raadinta midnimada Soomaaliya .
Halkan ka dhegayso madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay shir weyne qaran oo ay Puntland marti galin doonto .
Puntlandi.com Bosaaso .