Guddoomiyayaasha guddiyada joogtada ah ee barlamaanka Puntland iyo xubnahooda oo liiskooda lasoo saaray.

Guddoomiyayaasha guddiyada joogtada ah ee barlamaanka dowladda Puntland iyo xubnahooda ayaa lasoo saaray liiskooda, iyadoo guddi kasta uu ka kooban yahay 6-7 xildhibaan.

Guddiyadaan ayaa barlamaanka uqaabilsanaandoona inay daba gal ku sameeyaan shaqooyinka wasaaraddaha dowladda Puntland u hayaan shacabka Puntland.

Halkaan hoose ka akhriso.

 

 

<