
Waxaa tacsi loo dirayaa dhamaan Ilma Maxamed Ahmed Bayir geerida ku timid Aabahood Alla ha u naxariistee Maxamed Axmed Baayir oo maanta ku geeriyooday Minnesota Dalka Maraykanka
Waxaan illaahay uga baryeynaa Marxuumka Jano waarta iyo dambi dhaaf iyo inuu samir ka siiyo dhamaan Caruurtiisii, Ehelka iyo Asxaabtii uu ka tagay
Aaamiin
Aaamiiiiiiin
Aaaaaaaaaaaamiin