Maxaa aadan ogeyn oo xalay Garowe ka dhacay : – Mid ka mid ah M/weyne Farmaajo Odaydhaqameedkiisa oo la hadlay Islaan Ciise baa yiri ” Waar Tolow Ninka,Ninka ha ku sii deynine , ee Ninka – Ninka ka qabta “

SHAAGLE LAGA BAQAY
Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo noqday shaqsiga ugu saameynta iyo hadalheynta badnaa Xafaladii caleema saarka Madaxweyne Siciid Deni iyo Axmed Karaash ee xalay ka dhacday Garoowe