Madaxweyne Dani oo qado ku casumay Madaxda Soomaalida

Maanta Waxaa lagusoo cunteynayaa banaanka Magaalada Garowe dhul miyiga, Madaxweynaha Dpwlada Puntland Saciid Cabdullaahi Dani ayaa laguwadaa inuu magaalada ka saaro Madaxda Soomaalida halkasoo lagusoo hawo qaadanayo.

Madaxweynaha ayaa casumaad qado ah ku casumay Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka iyo Madaxweynaha Dowlada Federaalka.

Sida Puntlandi.com Xogta ku hayo Madaxweyne Farmaajo caawa wuu joogayaa,

Faahfaahinta warkaan kala soco Puntlandi.com