(Dhegayso) Madaxweyne Farmaajo “ wixii dhacay aan xalay dhalay ka noqono

Madaxweynaha dowladda Fardaralaaka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Garoowe ka sheegay in khilaafkii udhexeyay dowladda iyo madaxda mamaul goboleedyada uu diyaar uyahay in xal laga gaaro .

Waxa uu sheegay Farmaajo in wxii dhacay laga noqdo xalay dhalay , uuna diyaaar uyahay dhankiisa in uu tanaasul uu sameeyo.

 

Madaxda maamul goboleedyada ayaa dowladda ku dhaliila in ay jabisay Dastiirkii dalka oo ay awoodii dalka iyo deeqihii caalamka ay iyadu isku koobtay  oo aysan soo dhaafin magaalada Muqdisho,taas oo keentay in wada shaqayntoodii ay xumaato

Halkan ka dhegayso Farmaajo hadalkiisii .

 

 

<