(Dhegayso) Madaxweyne Deni” waxaan dib u eegis iyo dib uhabayn ku saman doonaa tayada iyo tirada hay,adaha dowladda Puntland

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid C/laahi Deni  ayaa waxa uu sheegay in ay xukuumadiis ay xooga saari doonto arimaha ay kamid yihiin:

Tayeenta tirada iyo waliba tayada hay,adaha dowladda, gaarista nidaamka Xisbiyada badan, soocelinta dhulka ka maqan Puntland  ee Sool iyo Sanaag , arimaha amaanka iyo ciribtirka Argagixisada Al-shabaab iyo Daacish ee ku dhuumaalaysanaya Buuralayda Gal gala .

Hadalkan ayuu ka sheegay xafladii xalay lagu caleemo saaray .

Dhegayso.

 

<