
Iskaashatada beeralayda Puntland iyo kuwa maamulka koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa kulan ay kuyeshen magaalada Muqdisho waxa ay uga wada hadleen sidii ay u midoobi lahaayen oo ay isagana kaashan lahaayen horumarinta iyo wax soo saarka dalka.
Hadaba wax yaabihii kulanka looga hadlay , waxaa Puntlandi.co uga waramay Guddoomiyaha Beeralayda Puntland Cabdi Casiis Garaad .