(Sawirro) Hoolka caleemo saarka madaxweynaha Puntland Siciid C/laahi Deni iyo kuxigeenkiisa

Akhrista yaasha warsidaha Puntland .com ee ku sugan dalka gudihiisa iyo dibadiisa waxaan idiin balan qaadi doonaa in daqiiqad daqiiqad aan idinku soo gudbin doono qudbadaha ay  caleemo saarka ka jeedin doonaan wajiyada iska soo hor jeeda ee ay kulmisay xaflada caleemo saarka madaxweyne Deni iyo kuxigeenkiisa

 

Wariye yaasha Puntlandi.com ayaa haatan  ku diyaar ah hoolka ay  ka dhacayso xaflada caleemo saarka.

<