Madaxweyne Farmaajo oo aan barxada kula hadlin shacabkii illaa iyo saakay u xayirnaa

Madaxweyne Farmaajo oo soo gaaray magaalada Garowe, ayaa dhaafay kumanaan shacab ah oo ku sugayay inuu kula hadlo barxada magaalada Garowe.

Dadkaan ayaa saakaydii hore halkaas tagay, iyadoo sugayay imaatinka madaxweynaha.

Garoonka

 

<