(Dhegayso) Munaasibad lagu taageerayay Caleemo saarka madaxda Puntland oo lagu qabtay degmada Bandar beyla

Shacabka ku dhaqan degmada Banadar Bayla ayaa qabtay kulan lagu taageerayay caleemo saarka madaxda Puntland , laguna soo dhawenayay safarka madaxweyne farmaajo ee Puntland .
Shacabka ayaa waxa ay madaxda ka codsadeen in ay soo gaaraan degmada ,si ay u ogaadaan baahiyaha ka jira maadaama madaxdii hore ee Puntland aysan soo booqan .

Gudoomiyaha degmada Bandar beyla Siciid Anteeno  ayaa Puntlandi.com uga waramay arimahan.

 

<