Daawo sawiro hordhac ah… Madaxweyne Farmaajo oo aan loo soo dhaweyneyn sidii hore oo kale

Imaatinka Madaxweyne Farmaajo ma aha mid looga dareemayo magaalada sidii safarkiisii hore oo kale xiligasoo kumayaal qof ay isugusoo bexeen soo dhaweyntiisa, halka maanta ay soo dhaweybayaan boqol qof dad gaaraya.

Garoonka diyaaradaha Garowe kal hore waxaa buux dhaafshay Kumayaal qof laakiin maanta waxaa Madaxweynaha Sugaya Dad aan saas u badneyn.

Adaxweynuhu wuxuu soo degayaa goor dhow ee kala soco Puntlandi.com