(SAWIRRO) Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo Garowe yimid

Garowe (Puntlandi) Madaxweynihii Hore ee dowladda Fedraalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Garowe, isaga iyo wafdigiisa oo ka qeybgali doona caleema saarka hogaanka cusub ee Puntland.

DAAWO SAWIRRADA.

<