Diyaarad buuxda oo Ex.Madaxweyne Xasan Sheikh hogaainayo oo Muqdisho ka duushay kuna sii wajahan Garowe , Sawiro

Ku dhowaad 40 Qof oo uu hogaaminayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo wata Diyaarad khamasa oo xisbigoodu u kiraystay Caleema Saarka Madaxweynaha Puntland ayaa Muqdisho ka duulay iyagoo wajifa saarey Garowe.

Marti sharaftaan ayaa waxay ka mid yihiin maUuliyiinta lagu Casumay Xaflada Caleema saarka Madaxweyne Fani.

Wafdiga Madaxweyne Xasan Sheikh Waxaa ka mid ah Xildhibaano ka tirsan labada aqal iyo Masuuliyiinnkale, waxaa raga Diyaarada saaran ka mid ah Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi.

Goor dhow ayay Garowe ku aadan yihiin.

Puntlandi.com