DEG DEG: Madaxweynaha Hirshabeelle iyo madacweynaha koonfur galbeed oo hadda kasoo dagay Garowe.

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle iyo  madaxweynaha Koonfur galbeed ayaa goor dhowayd kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada.

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Deni ayaa garoonka diyaaradaha kusoo dhoweeyay.

Halkaan ka daawo.

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=1149307041920563&id=631633283587976

<