(Dhegays +Sawiiro) Maxkamada Darajada 1-aad ee gobolka Bari oo xukuno riday

Maxkamada darajada 1-aad ee gobolka Bari ayaa maanta waxa ay riday xukuno isugu jira xari iyo ganaax lacageed , kuwaas oo lagu soo oogay dhalinyaro gaaraysa ilaa iyo ku dhawaad 30 qof oo ku eedeesnaa dambiyo isgu jiray dhac Mobel iyo kufsi.

 

Gudoomiyaha Maxkamada Daradaja 1-aad ee gobolka Bari mudane Abuurkan Nuur Jaamac ayaa ku dhawaaqay xukunka Maxkamada .

Halkan ka dhegayso.

Sawiiro.

<