DEG-DEG: Guddoomiyaha aqalka sare oo soo gaaray magaalada Garowe

Guddoomiyaha barlamaanka aqalka sare ee Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa goor dhowayd soo gaaray magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, isagoo kamid ah ergada lagu casuumay xaflada caleemo saarka.

Waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhoweeyay guddoomiyaha barlamaanka Puntland, Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo) iyo xildhbaano katirsan barlamaanka Puntland.

Goor dhow la socda muuqaalka.

 

 

 

 

 

 

<