Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka tacsiyadeeyey geerida Alle ha u naxariistee Marxuum Gen. Cabdullaahi Cali Mire (Carays)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Alle ha u naxariistee Marxuum Gen. Cabdullaahi Cali Mire (Carays) oo kamid ahaa Saraakiishii Ciidanka Soomaaliya, ahaana Taliyihii Hore ee Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland.

<