(Dhegayso) Waraysi: Hay,ada maaraynta iyo masiibooyinka Puntland oo sheegaty in Puntland ay ka jirto Cunto yaraan iyo Biyo yaraan

Guddoomiyaha Hay,ada maaraynta iyo masiibooyinka Puntland ee HADMA C/laahi  C/raxmaan Ceyrow  oo  waraysi gaar ah siiyay Puntlandi.com ayaa sheegay in  qaybo kamid ah deegaanada Puntland ay fooda lagaleen Abaar saameen ku yeelatay daka iyo duunyada.

Dadka ay abaartu saamaysay ayuu sheegay Guddoomiyaha in ayn gaarayaan ilaa iyo 65kun oo qoys  ku waas oo u baahan Biyo Baad.

 

Foostada biyaha ayuu sheegay in cel celis ahaan meelaha qaar lagu kala iibsanayo 27 doolar , halka Booyada 30 ka litir qaada lakala siisanayo Tuulooyinka qaar ( kun iyo laba boqol  oo dooral ), sababta ayuu ku sheegay Guddoomiyaha  in ay tahay jidka oo xun.

 

Halkan ka dhegayso .

Puntlandi.com Bosaaso.

<