DAAWO:- Qaabkii madaxweyne Deni loogu kordhiyay soo magacaabida golaha xukuumada

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta baarlamanka Puntland ka codsaday in wakhti loogu daro mudadii uu kusoo dhisi lahaa xukuumad cusub.

intaas ka dib baarlamaanka ayaa cod aqlaiyad ah ku aqbalay codsiga Madaxweyne Siciid Cabdulaahi Deni.

<