(VDIEO) Ciidamada Jublanad oo saaka ku wajahan degmad Doobley

Madaxweynaha maamulka Jubaland  Axmed Madoobe ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan howlgalka dib u xoraynta gobolada ka maqan gacanta maamulka oo ay Argagixisada gacanta ku hayaan .

Waxa uu sheegay in weerarkii Baarsaanguuni  ay ku jabiyeen cadowga umada Soomaaliyeed ee Al-shabaab .

Ciidamada geesiyaash ah ayuu ku amaanay  madaxweynaha sidii ay isga difaaceen weerarkii Argagixisada Al-shabaab  ay ku soo qaadeen Saldhiga ciidamada ee Baarsaanguuni .

 

<