(Sawirro) Baarlamaanka Puntland oo doortay guddiga joogtada

Golaha wakiilada ee dowladda Puntland ayaa maanta waxa ay doorteen oo ay yeesheen guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Puntland  oo  ka kooban 8 xubnoon .

Xubnaha maanta loo doortay guddigan ayaa waxa ay kala yihiin :

1-Gobollada Bari, Karkaar iyo Gardafuu:

2-Xildhibaan Muuse siciid Xasan

3-Xildhibaan Cabdicasiis siciid Maxamed

4-Gobolka Sanaag:

5-Xildhibaan Cali Axmed Saalax

6-Gobolka Sool iyo Cayn:

7-Xildhibaan Cabdiraxmaan Diiriye Carab

8-Xildhibaan Nimco Cabdi Caarshe oo ah Gabadha kaliya ee ku jirta Baarlamaanka Puntland

Sawiiro.

<