Doorashada guddiga joogtada ee baarlamaanka Puntland oo Garoowe ka socota

Baarlamaanka Puntland ayaa maanta waxa  uu dooranaya guddiga joogtada ee ee Baarlamaanka Puntland  ,kuwaas oo qaban doona  shaqooyinka iyo ajanda yaasha hor yaala Baarlamaanka Puntland  .

 

Doorashada ayaa haatan socota ,waxaana u tartamaya Xildhibaano kamid ah baarlamaanka Puntland kuwaas oo doonaya in ay kamid noqdaan guddigan.

Guddiga doorashada ayaa shalay uqaybiyay musharaxiinta utar tamaysa kamid noqoshada guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Puntland hab raaca doorashada iyo sharuudaha looga baahan yahay cida ka mid noqonaysa guddigan.

 

 

 

 

 

<