(Dhegayso) Qaabkii ay udhacday doorashadii guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Puntland

Guddiga  joogtada ah ee maanta ladooraty  oo ka kooban 10 xubnood, lagan soo xulo 66ka xunood ee Baarlamaanka  ayaa kala ah sagaal rag ah iyo gabdha kaliya ee kujirta Baarlamaanka oo laga soo doortay gobolka Sool.

 

Sadax kamid ah xubnaha guddiga ayaa lagu tartamay ,waxaana lagu kala baxay cod qarsoodi ah , halka Xubnaha kale ee guddiga lagu ansixiyay cod gacan taag ah.

 

Guddomiyaha  Baarlamaanka C/xakiin Dhoobo ayaa ku dhawaaqay natiijada .

Dhegayso.

<