(Akhriso ) Waa imisa Tirada guddiga joogtada Baarlamanaka Puntland iyo gobolad ay ka kala imanayaan?

Guddigan  joogtada ah ee Baarlamaanka Puntland  ee maanta la dooranayo ayaa ka kooban ilaa iyo 10 xubnood , waxaana haatan hoolka Baarlamaanka Puntland  oo ay doorashadu ka socoto wararka uu ka helayo warsidaha Puntlandi.com ay sheegayaan in ay jiraan xubno utar tamayay guddigan oo isku tanaasulay .

 

Soo xulista guddigan ayaa waxaa lagu saleeyay 9ka gobol ee Puntland .

 

Doorashada guddigan ayaa udhici doonta si lamid ah sidii ay udhacday doorashadii Baarlamaanka iyo midii Madaxweynaha iyo kuxigeenkisa , waxaan isla maanta natiijada ku dhawaaqi doona Gudoomiyaha Gollaha wakiilada dowladda Puntland  C/xakiin Axmed Dhoobo .

Puntlandi.com kala soco natiijada doorashada guddiga joogtada ah .

<