(Dhegayso) Shacabka ku dhaqan magaalada Bosaaso oo soo dhaweeyay canshuur kor dhintii lagu sameeyay qaadkii Puntland ka soo dagi jiray

Dadweynaha ku dhaqan magaalada ganacsiga ah ee Puntland ee Bosaaso ayaa soo dhaweeyay go,aankii ay dowladda Puntland ugu kordhisay canshuurtii laga qaadi jiray qaadka ka soo daga deegaanada Puntland .

 

Shacabka ayaa sheegay in arintan ay tahay talaabo horay ay dowladda uqaaday ,loogan baran dowladdihii hore ee Puntland soomaray oo qaadka canshuur dhaaf usameeyay .

 

Dhegayso.

<