
Nadia C/raxmaan oo kamid ah gabdhaha Aqoonyahanada ah ee qurba joogta Puntland ee dalka Switzerland oo lahadshay maanta warsidaha Puntlandi.com ayaa ka hadshay waxa laga fili karo xukuumada cusub ee Puntland .
Aqoonyahanad Nadia C/raxmaan ayaa sheegtay in shacabka Puntland ay quus ka joogaan wasiiro shacabka matala oo aan waxba uqaban ,loogana baahan yahay madaxweynaha in uu soo dhiso xukuumad tayo leh .
Waxa ay ku baaqday in uu madaxweynuhuu uu wax ka qabto Cadaalada ,Amniga ,Dhaqaalaha , Musuq maasuqa ,iyo soocelinta gobolada maqan ee Puntland ee Sool iyo Sanaag .
Halkan ka dhegayso