
Gudoomiyaha degmada Banderbeyla ee gobolka Kar kaar Sicid Cali Aadan Siciid Anteeno oo maanta waraysi gaar ah siiyay warsidaha Puntlandi.com ayaa waxa uu sheegay in degmada ay qaati ka taagantahay maraakiib jariif ah oo xiliga habeenkiiya aad ugu so dhawaada degmada ,kuwaas oo aan la aqoon dalalka laga leyahay.
waxa uu sheegay in ka luumaysataya ayba isga soo baxeen bada ,kadib markii qalabkodii ay ka qaateen Maraakiibta Jariifka ah.
Waxa uu sheegay in aysan degmada lahayn ciidan badeed oo ladagaalama Maraakiibta jariibka ah .
waxa uu ugu dambayntii uu ku baaqay in dowladda Puntland ay arintan wax ka qabato .