
Wariyaha Puntlandi.co ee magaalada Bosaaso ayaa ku soo waramaya in ciidamada amniga ay ku daba joogaan ragiiĀ soo abaabulay qaraxii maanta ay ciidamada fashiliyeen , waxaana magaalada Bosaaso ka socda howlgalo lagu xaqiijinayo amniga .
Halkan ka daawo warbixinta uu ka diyaariyay wariyaha Puntlandi.com ee magaalada Bosaaso .