(VIDEO) Duqa degmada Gaalkacyo oo awaamiir ka soo saaray dhisma yaal ku yaalay Suuqa xero dayax oo ay dowladdu bixisay

Duqa degmada gaalkacyo  Nabadoon Yaasiin C/samad ayaa fariin u diray dad uu sheegay in horay loo siiyay dhisma yaal ganacsi oo ku yaalay Suuqa  xero dayax ,kuwaas oo aan ku ganacsan  dhisma yaashii dowladda  ay bixisay .

Waxa uu sheegay in cidii iman wayda 20 ka bishan ay dowladdu kala wareegi doono  ,loogana faa,iidayn doono dadkale oo ku ganacsada ,si ay dowladdu uga hesho canshuurtii laga qaadi jiray .

 

 

Duqa ayaa waxa uu sheegay in ay bilaabeen sidookale dhismaha jidka isku xira  Gaalkacyo iyo Muqdisho, oo uu ka muuqday  bur bur xoogan .

Halkan kadaawo.

Duqa degmada Gaalkacyo Yaasiin Cabdisamed Cumar ayaa fariin u diray ganacsatada iyo shacabka, Kasmaal Media.

Slået op af Kasmaal Media i Fredag den 18. januar 2019

<