
Ku dhawaad 80 kamid ah maleyshiyada Al-shabaab ayaa maanta lagu dilay duqeyn iyo dagaal maanta ka dhacday inta u dhexaysa tuulooyinka Araare iyo Muuse Xaaji ee gobolka Jubada Hoose.
Diyaaradaha dagaalka Maraynkanka ayaa duqeyn culus la beegsaday malayshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo ka qeyb qaatay dagaal ay saaka degaanka Baar-sanguuni kula galeen ciidamada Jubaland sida ay sheegeen saraakiil ciidan.
halkaan hoose ka daawo.