Ciidamada Jubbaland oo iska caabiyey ee weerar gaadmo ahaa oo Al-shabaab kusoo qaadeen

Saldhig ay Ciidanka Jubbaland ku leeyihiin meel 45 km u jirta Kismaayo ayaa saaka oo sabti ah Aroornimadii waxaa soo weeraray Meleeshiyada Al-shabaab.

Weetarka oo ahaa mid gaadmo ah ayaa Ciidanka Jubbaland iska caabiyeen,wali khasaaraha rasmiga ah ma aysan shaacin Taliska guud ee Ciidanka Daraawiishta Jubbaland.

Sargaal ku sugan Kismasyo ayaa Puntlandi.com u sheegay in khasaare xoogan ay ugeysteen Al-shabaab laakiin Sargaalku wuu ka gaabsadey Khasaataha gaaray Ciidankooda.

Faahfaahinta warkaan kala soco wararnayaga Dambe.

Puntlandi.com
Kismaayo