(Dhegayso) Xilga ay dhacayso Xaflada Caleemo saarka Madaxweynaha Puntland oo la shaaciyay iyo Madaxda ka soo qayb galaysa

Guddiga Caleemo saarka madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdilaahi  ayaa sheegay xiliga ay dhacayso xaflada iyo madaxda ka soo qayb galaysa caleemo saarka .

Guddiga ayaa sheegay in la diyaariyay goobta ay xaflada ka dhacayso ,waxaana sidiikale la magacaabay guddi kale oo qaabilsan amniga inta ay socoto munaasibada caleemo saarka.

Caleemo saarka madaxweynaha ayaa la sheegay in ay dhacayso 26ka bisha.

 

Hadaba wasiirka qorshaynta dowladda Puntland Shire Xaaji Faarax ayaa faah faahinaya  qaabka ay xaflada udhci doonto .

<