(Dhegayso) Wafdigii Puntland ee ka qayb galay Caleemo saarka Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Garoowe ku soo laabtay

Magaalada Garoowe waxaa dib ugu soo laabtay wafdigii ay hogaaminayeen madaxweyne kuxigenka dowladda Puntland Axmed Karaash iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland  oo ka qayb galay Caleemo Saarka Madaxweynaja Koonfur Galbeed .

 

Wafdigan ayaa intii ay joogeen magaalada Baydhabo  waxa ay kulamo la qaateen madaxda mamaulka Koonfur Galbeed iyo madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo .

 

Hadab maxay ka wada hadleen ? halkan ka dhegayso.

 

<