(Dhegayso) Kulan lagu taageerayay Madaxweynaha Puntland oo Gaalkacyo lagu qabtay

Shacabka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa hoolka dowladda hoose ee degmadaGaalkacyo , waxa ay ku qabten kulan ay ku taageerayay madaxweynaha cusub ee dowladda Puntland Siciid C/laahi Deni oo 8 bishan lagu doortay magaalada Garoowe .

 

Shacabka Puntland ayaa sidii horay looga bartay doorashooyinkii hore waxa ay dhigi jireen isku soo baxyo lagu taageeri jiray hadba madaxweynaha soo baxa ,balse sanadkan ayaa ka duwanaa sadkii 2014kii shan sano ka hor markii  sidan oo kale  uu xilka ku guulaystay madaxweynihii xilka kadagay snadkan  C/wali Gaas oo si aad aah loo gu dabaal dagay .

 

Inkasto shacabka aysan aad ugu niyad samayn doorashadii dhacday ,hadan waxaa muuqata in Madaxweyna uu qaaday talaabooyin ay ku farxeed dadka ,taas oo ahayd hoos udhiga sarika doolarka oo ahaa markii uu Madaxweyne Gaas uu xilka hayay 37 doolar ,hada uu marayo 27 doolar .

Halkan ka dhegayso .

<