(Dhegayso) Dowladda Puntland oo degmada Qandala ka hirgalinaysa Mashaariic hor umarineed

Wasaarada arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Puntland ayaa degmada Qandala ee gobolka bari waxa ay ka wadaa mashaariic lagu hor umarinayo degmada iyo tuulooyinka hoose yimaada .

 

Mashruucan degmada laga hirgalinayo ayaa ah dhismaha Marsada kaluumaysiga ee degmada Qandala oo dib udayac tir lagu samaynayo si dadka deegaanka ay u helaan deked macmal ah oo ay wax uga dhoofsadaan .

 

Mashruucan ayaa waxaa iska kaashanaya wasaarada arimaha gudaha iyo wasaarada Qorshanta dowladda Puntland waxaan tartan ugu jira  qandaraaskan shrakadaha dhimaha ee sida gaarka ah loo leeyahay .

Dhegayso.

<