(Dhegayso) Bosaaso oo lagu qabtay kulan lagu taageeray Madaxweyne Deni

Magaalada Bosaaso  xarunta ganacsiga ee dowladda Puntland waxaa lagu qabtay maanta kulan lagu taageerayay madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid C/laahi Deni ,oo 26 bishan lagu caleemo saarayo magalaada Garoowe .

Munaasubada ayaa waxaa soo qaban qaabiyay maamulka gobolka iyo kan degmada Bosaaso , waxaana lagu qabtray hoolka dowladda hoose  ee degmada .

Dadweyne aad ufarabadan oo sitay calanka Puntland iyo kan Soomaaliya aya soo buux dhaafiyay hoolkii xaflada lagu qabtay .

 

Halkan ka dhegayso.

<