(Dhegayso) 500 oo qoys oo dan,yar ah oo maalgalin loogu sameeyay Kismaayo

Mamaulka magaalada Kismaayo ee xarunta Jublanad oo kaashanaya hay,adaha caalamiga ah ee deeq bixiye yaasha ah ayaa waxa ay shaqo abuur u sameeyeen  500 oo qoysas oo ah dad dan,yar ah oo ku nool kaamamka barakacayaash ee magaalada Kismaayo .

Hadafka laga leeyahay barnaamijkan ayay maamulka ku shegeen in ay tahay sidii shaqo abuur loogu samayn lahaa dhalinyarada ,si loo soo celiyo dhaqaalaha gobolka.

Mashruucan ayaa ah mid tijaabo ah ,waxaana la siiyay dadkii soo codsaday oo isgu jiray rag iyo dumar .

 

Hlkan ka dhegayso.

<