(VIDEO) Shacabka Garoowe oo ka hadlay dhibaatada uu Qaadka ku hayo bulshada

Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ayaa waxa ay siyaabo uga hadleen  dhibaatada uu Qaadku ku hayo bulshada Soomaaliyeed , haday ahaan lahayd dhan dhaqaalaha iyo Caafimaadkaba .

Shacabku ayaa sheegay in faa,iidada ugu badan ee Qaadka la keeno Soomaaliya uu galo dalalka Itoobiya iyo Kenya oo daris la ah Soomaaliya.

Halkan ka daawo.

 

<