(VIDEO) Maxamed Faarax Ciise Gaashaan oo madaxweynaha Puntland ku ammaanay tilaabooyinka uu qaaday

????????????????????????????????????

Wasiir udowlihii hore ee maamul wanaaga Puntland, Maxamed Faarax Ciise Gaashaan ayaa tilaabo muhiim ah ku tilmaamay go’aanada madaxweyne Deni uu kusoo rogay golaha wasiiradda ee waqtigoodu dhamaaday, kuwaas oo laga xanibaday inay wax heshiis ah gali karaan.

Waxaa kaloo siyaasi, Gaashaan uu ku ammaanay madaxweynaha cusub go’aanada wax looga qabanayo jahwareerka dhaqaale ee ka taagan Puntland gaar ahaan xagga sicir bararka aafeeyay bulshada iyo la dagaalanka musuq maasuqa ku baahay hay’adaha dowladda dhexdooda

Halkaan hoose ka dhegayso wareysi uu siiyay Puntlandi.

 

 

 

<