(VIDEO) Madaxweynaha Puntland Siciid C/laahi Deni oo magacaabay Guddiga Dabagalka iyo Tirakoobka Hantida Dawladda

????????????????????????????????????

Madaxweynaha dowladda Puntland mudane Siciid C/laahi Deniya ayaa waxa uu magacaabay Guddiga Dabagalka iyo Tirakoobka Hantida Dawladda’ Guddigaas oo loogu tagalay inay gollaha hor keenaan warbixin ku aadan Hantida Dowladda.

Halkan ka daawo . Wasiir Quraan Jecel oo ka warbixinaya shirka iyo wax yaabihii lagu gorfeeyay .

Waxaan maanta oo khamis ah yeelanay shirkii labaad tan iyo markii la i doortay, shirkaan waxaan maanta lagu magacaabay Guddiga Dabagalka iyo Tirakoobka Hantida Dawladda' kuwaas oo loogu tagalay inay gollaha hor keenaan warbixin ku aadan Hantida Dowladda.

Slået op af Madaxweyne Sa,eed Abdulahi Deni i Torsdag den 17. januar 2019

<